Qoor Qoor oo Dib ugu laabtay Dhuusomareeb si weyna loogu soo dhaweeyay (Sawirro) 

Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminyay ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada caasimadda ah ee Dhusamareeb oo mudooyinkii lasoo dhaafay uu ka maqnaa.   Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa soo dhaweeyay Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug , Guddoomiyaha Baarlamanka Galmudug l, qaar ka mid ah xildhibaanada iyo wasiirada Galmudug, maamulka Caasimadda … Continue reading Qoor Qoor oo Dib ugu laabtay Dhuusomareeb si weyna loogu soo dhaweeyay (Sawirro)